Iran oo digniintii ugu weyneyd siisay Maraakiibta isticmaasha marinka Hormuz

Dowladda Iran hadda kadib iskama indha tiri doonto “dambiyada badeed” ee ka dhacaya Gacanka, waxaa sidaas maanta sheegay wasiirka arrimaha dibedda dalkaas, maalin kadib marki Tehran ay qabatay markab laga leeyahay Iraq, oo ay ku eedeysay inuu gudbinayey shidaal sharci-darro ah. Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee Iran ayaa markabaas iyo toddobo shaqaale ah oo saarnaa ka … Continue reading Iran oo digniintii ugu weyneyd siisay Maraakiibta isticmaasha marinka Hormuz